.....(Hal-ku-dhigyo Dhaxal-gal Noqday) = ..... President, C/raxmaan A. Cali: ''Jamhuuriyadda Somaliland dib ayay ula soo Noqotay Qaran-nimadeedii sidaa awgeed, waa dal xor ah oo gooni u taagan maanta (18/05/1991) laga bilaabo''...>>>>> President, Maxamad I.Cigaal:''Jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland'' Waa mid waafaqsan xeerasha u-degsan Caalamka! Sidaa darteed, waa Qaran xaq u leh in Aduunku aqoonsado''...>>>>> President, Daahir R. Kaahin: ''Jamhuuriyadda Somaliland waa dal diimuqraadi ah oo caalamka ka sugaya Ictiraafkiisa''...>>>>> President, Axmed M. Siilaanyo: ''Jamhuuriyadda Somaliland, Boqol sano haday ku qaadanayso helista Ictiraafkeedu way Sugaysaa! Mar dambena la midoobi mayso Somalia-Italia''.....[***** Ha Jirto J.Somaliland Oo Ha Joogto Waligeed *****].....

Thursday, July 22, 2010

SNM: Duuliyeyaashii Shisheeye Iyo Kuwii Somaaliyeed Ee Qaybta Libaax Ka Qaatay Duqayntii Dhinca Cirka Ee Loo Gaystay Somaliland.


Taariikhdu waxbay hagtaa, dadkuna wuu haybiyaa……Dhacdo kasta oo dunida ka dhacdaa raad ayey ka tagtaa, siiba dhacdooyinka murgada leh ee ay ka mid yihiin Xasuuqa iyo dil wadareedka lagu bartilmaamaysto Isir iyo Qoomiyad gaara oo aan waxba galabsan. sida caadiga ah wax kasta oo la qariyaa ma qarsoomaan, wakhti kasta ha qaadatee wax badan ayaa la ogaadaa marka muddo ka soo wareegto.

Saturday, July 17, 2010

Xus oo Xasuusnoow Xasuuqii Xeebta Jasiira ee 1989kii


SDWO (London 17/07/2010) Maanta waxay ku beegantahay sanadguuradii 19aad ee ka soo wareegtay habeenkii murugada badnayd ee 17kii July 1989 xeebta Jasiira ee magalaada muqdisho lagu xasuuqay 46 nin oo reer Somaliland ahaa oo habeenkaas iyagoo hurda saqdhexe guryahooga lagala baxay iyagoon wax denbi ah gelin laakiin loo xasuuqay isir ahaan halkay ka soo jeedeen.

Hadaba waxaa dhawr sano ka hor SDWO uu waraysi ka qaaday Gaashaanle Sare Canjeex oo dadaafeeyay inuu xasuuqaas ka danbeeyay. Hadaba waxa maanta xuska xasuuqii jasiira noo suurtogashay inaan warysi gaar ah le yeelano Adan Axmed Cabdi (dery) oo hada ku nool UK, oo habeenkaas ku jiray dadkii guryaha lagala baxay hase yeeshee wakhtigiisa oo aan dhamaan uu nin ay jaar ahaayeen ka reebay in la kaxeeyo. Waraysigan oo uu qaaday Guled Abdi Sheekhaash wuxuu u dhacay sidan:

Thursday, July 15, 2010

Somalida & qarnigii tagay.



Qarnigii tagay iyo taariikhda Somalida. Qaybta 20-aad ee barnaamijkan ayaad ugu tagaysaa taariikhda SNM. Dhagasi haboon.

Wednesday, July 14, 2010

Kacaankii taariikhdiisa iyo faalada dadku ka dhiibtay.

       Kacaankii  iyo taariikhdiisii. Qaybtii u danbaysay dhagsi haboon.
                                                                        
.

Taariikhdii kacaankii 21-ka oktoobar!

Taariikhdii kacaankii 21-ka oktoobar!

Qaybtii 4-aad.  Dhagaysi wacan.

Kacaankii 21-ka oktoobar iyo taariikhdisii?

Kacaankii 21-ka oktoobar iyo taariikhdiisii.
Qaybtii 3-aad!

Taariikhdii kacaankii 21-ka okt!

Taariikhdii kacaankii 21-ka okt!

Qaybtii 2-aad! Dhagayso!

Barnaamij laga sii daayay Somali-voa oo ku saabsan Kacaankii 21-ka oktoobar!



Qaybtii 1-aad dhagyso!

Thursday, July 8, 2010

Somaliland: Ballots and Bullets: The Tale of the Two Somalia


On June 26, 1960, British Somaliland received its independence as the State of Somaliland, notification of the birth of the new state was duly communicated to the United Nations and some thirty-five members duly accorded it diplomatic recognition. On July 1, 1960, what had mutated into the Italian-administered UN trust territory of Somalia received its independence. The two states then entered into a hasty union that a number of legal scholars have argued fell short of the minimal standards for legal validity, and which the Somalilanders quickly regretted due in no small measure to the discrimination which the northerners, predominantly members of the Isaq clan-family, suffered at the hands of the numerically-superior members of clans from other regions following the unilateral abrogation of the act of union between the former British Somaliland and the erstwhile Somalia Italiana. The ill-advised union came about under the influence of the African nationalism fashionable during the period, even though, common language and religion notwithstanding, the two territories had never developed a common sense of nationhood and had very different colonial experiences.

For more about this article click on this link:

Tuesday, July 6, 2010

Somaliland: Waa Siilaanyo iyo xiligii Halgankii hubaysnaa ee SNM! Bal dheeho hadaba oo ka bogo hawsha uu hanashadan kursiga madaxweynenimo ee uu hada taabay, uu Siilaanyo u soo hamadiyay! Ya salaam!!

Somaliland: Somaliland poll hailed; recognition next?


International election observers hail the "free and fair" presidential election in Somaliland, where the opposition won. Also neighbour countries Ethiopia and Djibouti hail the poll. But is recognition within reach for Somaliland?

Several monitor groups followed Somaliland's second presidential polls since independence in 1991, both foreign and national. All agree that the election was well organised and free, which is ultimately witnessed by the victory of opposition candidate Ahmed Mahamoud Silanyo.

Somaliland Non-State Actors Forum (SONSAF), who deployed a larger Somaliland-wide non-partisan election observers' group, today issued a statement agreeing to foreign observers. "The 26 June 2010 Presidential election took place in a general peaceful and transparent environment," SONSAF concludes.

Monday, July 5, 2010

Somaliland: Somaliland is peaceful-democratic but unrecognized!

Daawo Xaal uu bixinayo Ina-Xoosh (Siyaad Bare in-adeerkii)!

Somaliland: Somaliland's huge success! By Professor Iqbal Jhazbhay.


PRESS STATEMENT ON 26TH JUNE 2010 SOMALILAND PRESIDENTIAL ELECTIONS .BY PROFESSOR IQBAL JHAZBHAY OF THE UNIVERSITY OF SOUTH AFRICA 

In my capacity as Professor at the University of South Africa, I was honoured to witness Somaliland’s 2010 Presidential Elections over a 7 day period (22 to 29 June 2010). A veritable feast for field-researchers and NEPAD political activists for good governance!

Indeed, this 2nd historic Somaliland Presidential election is a huge success. The peaceful transfer of power via the ballot box, and the credible democratic election process – a rarity, is an additional boon to Somaliland’s reputation as ‘Africa’s best-kept secret’.

Sunday, July 4, 2010

Somaliland: An open letter to Somaliland President-elect: congratulations and stay away from Somalia


The Somaliland second presidential election was political milestone for the people, who voted for change at this time.

Somaliland’s National Election Commission (NEC) proved professionalism and dedication to job, and rescued the country from possible political disagreement. 

The people of Somaliland showed the world that Somaliland is not “One Man’s Country” and that any leader can be changed through voting, and that fighting and violence don’t have place in Somaliland.