.....(Hal-ku-dhigyo Dhaxal-gal Noqday) = ..... President, C/raxmaan A. Cali: ''Jamhuuriyadda Somaliland dib ayay ula soo Noqotay Qaran-nimadeedii sidaa awgeed, waa dal xor ah oo gooni u taagan maanta (18/05/1991) laga bilaabo''...>>>>> President, Maxamad I.Cigaal:''Jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland'' Waa mid waafaqsan xeerasha u-degsan Caalamka! Sidaa darteed, waa Qaran xaq u leh in Aduunku aqoonsado''...>>>>> President, Daahir R. Kaahin: ''Jamhuuriyadda Somaliland waa dal diimuqraadi ah oo caalamka ka sugaya Ictiraafkiisa''...>>>>> President, Axmed M. Siilaanyo: ''Jamhuuriyadda Somaliland, Boqol sano haday ku qaadanayso helista Ictiraafkeedu way Sugaysaa! Mar dambena la midoobi mayso Somalia-Italia''.....[***** Ha Jirto J.Somaliland Oo Ha Joogto Waligeed *****].....

Thursday, June 27, 2013

*Ogaysiis: *Is-nabadgalyayn & Mahadnaq


- Qiyaastii, mudo haatan laga joogo sedex sano iyo 2-bilood ayay ahayd markii aan hawada soo galiyay, blogan{waayeelnews} oo danta aan ka lahaa marka hore ay ahayd, in aan bal anigu isku-layliyo oo aan waxoogaa aqoon & kas ah ka biirsado Kumbiyuutarka iyo Internetku sida ay u shaqeeyaan. Hadaba, Wax-yar ka dib, markii aan Kanaaf-baxay, Waxa aan hakan (Waayeelnews) ku soo ururiyay oo aad ka daalacan kartaa, Xoggo Dhaxal-gal ah oo ay ku jiraan qoraal-lo badan oo ay qoreen Hal-doorka J.Somaliland sida, President, *M.I.Cigaal, President, *A.M.M.Siilaanyo, Prof. *Ibraahim Maygaag, *Xasan Ciise Jaamac iyo Aqoonyahanno kale oo Ajaanib iyo Somalilanders-ba leh oo aad u faro-badan. Intaas waxa kuu dheer, Cilmi-baadhiso ku saaban J.Somaliland, Waraysiyo maqal iyo muuqaalba leh oo aad wax badan ka baran doonto ee ha u daymo la'aan dhex-mushaaxa *Waayeelnews.............

Tuesday, June 25, 2013

Madaxwaynaha J.Somaliland Oo Xukuumadiisii Isku-Shaandheeyay


- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa isku shaandheyntii ugu balaadhnayd ku sameeyay Golihiisa Wasiirradda waxaanu xilkii ka qaaday xubno ka mid ah Wasiirradii ugu shishlaa xukuumadiisa. Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu caawa niskii dambe soo saaray Afhayeenka madaxtooyadda Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul waxaanay isku shaandheyntaasi u dhignayd sidan:-

Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu digreetooyin uu caawa soo saaray oo sumadeedu tahay JSL/M/XERM/249-1820/062013 uu ku magacaabay wasiiro cusub, wasiiro xilal kale loo bedelay, iyo kuwo xilalkii ay hayeen lag bedelay.

MADAXWEYNUHU:-

Monday, June 24, 2013

Somalis fear Barclays closure of remittance accounts will cut lifeline

MDG : Somalia : Somali money changer '
'Millions of Somalis depend on remittances from the diaspora, but banks are wary about lack of controls over the flow of funds''.Mark Tran

- Somalis have expressed their fear that Barclays's decision to close its accounts with most remittance companies will cut a financial lifeline to millions of people in Somalia. Barclays says it doesn't want to do business with firms that lack adequate controls to monitor where their money is coming from and going to. Academics and Somalis in Somalia and the diaspora have written to Mark Simmonds, a minister in the Foreign and Commonwealth Office (FCO), asking the UK government to work with British banks to find a durable solution. Remittances that support an estimated 40% of the population of Somalia, about 3.8m people, are at stake, they argue.

Somaliland: Where Sovereignty Means Something


''Sarah Phillips, a Senior Lecturer at Sydney University, is in Somaliland conducting research. She is grateful to the Developmental Leadership Program for funding. ''.

- Even as a political scientist, sovereignty is not something that captures a lot of my attention in the course of a normal day. But when I spend time in Somaliland, it's inescapable, and what it means to be seen – or not seen – as a state by the rest of the world is heatedly debated by people from all walks of life. Somaliland proclaimed its independence from Somalia in 1991 but has never been officially recognised by any state despite exercising a reasonable level of territorial control and internal political legitimacy.

Prof. Axmed Ismaaciil Samatar: Jamhuuriyadda Somaliland Waa Qaran Dalkeeda Iyo Dadkeeduba Midaysan Yahay


-Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa si qoto dheer uga waramay waxyaabihii uu kula kulmay Somaliland intii uu ku sugnaa, ka dib socdaal todobaadyo qaatay oo uu ku gala-bixiyay goboladda waddanka. 

Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa shalay mar kale isa soo hortaagay Boqolaal qof oo isugu jira Ardayda ,Maamulka, Macalimiinta Jaamacadda Hargeysa iyo Masuuliyiin ka socda Golaha Xukuumadda Somaliland, kuwaasoo uu uga waramay aqoon iyo aragti wixii uu uga kordhay dalka oo uu ka maqnaa mudo ku dhaw Afartan sanadood. Kulan balaadhan oo shalay lagu qabtay Hoolka shirarka ee Jaamacadda Hargeysa, ayaa sidoo kale lagu waydiiyay Su’aalo la xidhiidha qorshaha u ku bedelayo halkii uu hore uga taagnaa wax u qabashada dalkiisa, isagoo ka hor intaan su’aalaha la waydiiyay halkaasi ka soo jeediyay, khudbad isugu jirtay Dareen Celin, dardaaran, Dersi iyo kaftan Dul kaxaadis ah oo uu ku ladhay

Aid agencies start projects to feed internal refugees in Somaliland


-  In Ainabo, about 400km from the Somaliland capital Hargeisa, half of the population is comprised of internal refugees displaced by conflict and drought. Hassan Sa’ed, the mayor of Oog, a small town within Ainabo, says the resources in the area have been strained by the influx of the IDPs. “Our main needs are water and pasture,” he said. “But we, the host community, and the IDPs are also in dire need of health and educational facilities, and a means of earning a livelihood.
“We know the government has an obligation to provide for its people,” the mayor added, “but it is weak. Without international recognition, it is hard to predict how long it will take the government to provide basic needs to the citizens.”

Sunday, June 23, 2013

Somaliland: Penticton nurse on medical mission


- Kimberly Law, a graduate nurse from Penticton, will head for Somaliland later this summer where she is volunteering her time and nursing skills  as part of Nurses for Edna, in The Edna Adan Maternity Hospital in Hargeisa, Somaliland
Local residents, well-wishers and supporters can join the Penticton nurse next  Saturday, June 29 at The Barley Brew Mill Pub in Penticton for an evening of fun and music for a great cause. All proceeds will be dontated towards deferring the cost of Law's foray into Somaliland.  Door prizes begin at 5PM, Food (beef, chicken and veggies burgers) at 6PM and live music begins at 8PM.

Saturday, June 22, 2013

How mobile phones are making cash obsolete in Somaliland and Africa



- When he rolls into a gas station to fill his tank, Barkhad Dahir doesn’t get out of his car. He punches a few buttons on his cellphone and within seconds he has paid for the fuel. With the same quick keystrokes on his phone, he pays for virtually everything he needs: groceries at the supermarket, a few oranges from a market stall, a shoeshine on the street, a cup of sweet milky tea from a café, and even, if he wants, an afternoon’s worth of khat, a mild drug favoured by many Somalis.
“Everyone here has his own bank, with easy access and no restrictions,” boasts Mr. Dahir, a local journalist. “Even lying in bed, you can be paying your bills.”

Maxamad Mooge iyo Heestii '' Waa-La-ii -Adimay

Somaliland; Question about the Humdrum Recognition


''If Mogadsiho refuses to recognize us (Somaliland) then this might lead to military confrontation in the long run that would inflict heavy losses on both sides''. Prof. Abdi

- Is recognition a political or legal issue? The answer would be: it is both ways indeed. However, in my view, it is much more political than legal. In this context, the politics we are talking about is foreign policy whereas the law we are talking about is international law. They both interact in a very dynamic way to such an extent that it would often render international law unethical, double-standard and immoral. Some times, you might, as an observer, come up to a conclusion that what we call international law—perse– does not exist, but just mere super power game.

Friday, June 21, 2013

Xulka Gobolka Maroodi-jeex Ayaa Ku Guulaystay Koobkii Ciyaaraha Kubada Cagta Ee J.Somaliland-2013


- Xulka Gobolka Maroodi-jeex (Hargaysa) ayaa galabta (21/06/2013) sanadkii labaad oo xidhiidh ah ku guulaystay tartanka kubadda cagta ee ciyaaraha Goboladda J. Somaliland, ka dib markii ay maanta Gool ku laad ah ay 6-5 kaga badiyeen xulka gobolka Hawd oo ay mar-labaad iskugu soo baxeen ciyaarta kama damabysta. Ciyaartan oo ahayd mid aad u adag isla markaana degan wax gool ah lama kala dhashay 90 daqiiqadood ee ay socotay, ka dibna waxa loo dhigay rikoodheyaal.

Gool-ku-laad (Rigooreyaal) waxay labada xulba dhasheen shantoodii gool ee ugu horeeyay, ka dibna waxa loo dhigay hal hal gool ku laad oo kale.Xulka Gobolka Maroodi-jeex gool ku laadkoodii lixaad way dhashadeen halka xulka gobolka Hawd laga qabtay gool ku laadkoodii lixaad, waxaana sidaasi ku guulaystay xulka Gobolka Maroodijeex, waxaanu koobkani u noqonayaa kii sadexaad ee ay ku guulaystaan. Halkaana waxa ku soo gabagabobay tartankii koobka xulka Gobada ee J.Somaliland ee sanadka 2013-ka.

The Brotherly Relations Between Somaliland and Ethiopia are Unshakable


- The affiliation that exists between Somaliland and Ethiopia is historical and unbreakable, politically, socially and economically. A brave man always knows the way, no matter how intricate the roads. Somaliland will not succumb to any pressure aimed at fracturing the mutual relations of fraternity and neighbourliness. Our destiny is knotted together, and no external force can break this bond of friendship and solidarity. It is at difficult times that you learn your foe from your friend. Ethiopia has offered bases to the Somali National Movement (SNM) during the long and bitter struggle against the brutal regime of Siad Bare; hosted and welcomed our refugees with distinct hospitality at the most difficult times of our history and remained steadfast and reliable partner with shoulder to shoulder support when we were weak and trying to make ends meet. This is necessitated by true collaboration and cooperation and as a result of convergence of interest.

Siyaasiyiin Xukuumada M/wayne Siilaanyo Ugu Baaqay Inay Dhawrto Xoriyatul-Qawlka


- Siyaasiyiin Miisaan culus ku leh bulshadda Somaliland oo kala ah Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Guddoomiya ku xigeenka 3-aad ee Xisbigaas UCID Mujaahid Cali Guray Wasiirkii hore ee Maaliyadda Eng Maxamed Xaashi Cilmi, Wasiirkii hore ee Warfaafinta Boobe Yuusuf  Ducaale iyo Xildhibaan Bashiir Tukaale oo ka tirsan Mudanayaasha Wakiiladda Somaliland ayaa si adag u naqdiyey dhaqamada xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo ee ku taxaluqa dhinaca Xoriyatul-qawlka. Haldoorkaas ayaa Madaxwayne Siilaanyo ugu baaqay inuu Xayiraada xukuumadu saartey Wargeyska Madaxbanaan ee Hubaal uu ka qaaday, kaas oo dhawaan Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex ay Xayirtay. Siyaasiyiintan ayaa waxay sidaas ku sheegeen Shirjaraa’id oo ay shalay ku qabteen Magaaladda Hargeysa, isla markaana wax laga xumaado ku tilmaamay qaabka ay Xukuumadda Taladda haysaa ula macaamisho Warbaahinta oo wakhtigii ay mucaaridka ahayd si wayn u barbar istaagay, ugana hiiliyey Xisbigii awooda badnaa ee UDUB ee aakhirkii khilaafka siyaasadeed u burburay.

If recognition was based on security Somaliland would have recognition.

Security agents arrive to secure the United Nations compound following a suicide bomb attack in the capital Mogadishu, June 19, 2013/Photo©Reuters

- Dr. Mohamed Omar, the breakaway state's foreign minister, says that Wednesday's bomb-and-ground-assault by Al Shabaab should prompt the international community to rethink its vision for a united Somalia, while stressing the need to be 'vigilant' of the spread of Islamism across the Horn of Africa. The attack left at least 13 dead including four foreigners.

Wednesday's attack is the latest blow to harmony in Somalia's troubled capital, despite its government receiving recognition by the US and International Monetary Fund last year. Some 18,000 African Union forces are stationed in Mogadishu. But Al Shabaab, a terror group with close ties to Al Qaeda, still controls vast swathes of land around the city, enforcing its strict interpretation of Sharia on millions of Somalis.

Thursday, June 20, 2013

Ururka Talibaan Oo Xafiis Ka Furtay Magaalada Dooxa (Qadar)


- Aqalka cad ee Maraykanka ayaa  Salaasadii (shalay) sheegay in wakiilo Maraykan ah iyo kuwa ka socda Xoogaga Talabaan ay wada hadalo ku yeelan doonaan magaalada Doha ee dalka Qatar  maalmaha inagu soo socda, kulankaasoo ujeedadiisu tahay sidii  xal siyaasadeed loogu  raadin lahaa dagaalka  Afganistaan. Wariyaha VOA ee xarunta gaashaandhigga Maraykanka ee Pantagon Luis Ramirez ayaa warbixin uu soo diray  ku  sheegay in shaacintaasi ay tahay  mid uu  soo dhawaynayo  taliyaha  ciidaamada Mareeyanka iyo kuwa kale ee jooga Afgansitaan General Joseph Dunford.

Haddaba sidee ayay arimahan u arkaan dadka reer Afghanistan? Waraysi ku saabsan arintan hoosta ka dhagayso!

*Dhegta maal;

Wednesday, June 19, 2013

Dhibaatooyinka Shaqo La'idu Keento Iyo Shaxaadka Oo Badbaadiyay Dadka Reer Somaliland- Qaybtii-2aad: Dr Xuseen C/laahi Bulxan


- Dr. Xuseen Cabdilaahi Muxumed (Bulxan) oo ka mid ah aqoonyahanada Somaliland, isla markaana ku takhasusay Xanuunada Maskaxda ku dhaca ayaa si qoto dheer uga hadlay shaqo la’aanta iyo xidhiidhka ka dhexeeya dhibaatyooyinka ku yimaada cilmi nafsiga ama waalida, kaas oo tilmaamay hadii Maskaxda iyo Jidhkuba aan lagu shaqayn oo meel lala fadhiyo ay Maskaxdu dib iskugu noqonayso oo ay badanaa haleelaan mushkilado dhibaato ku ah Cilmi Nafsiga ee ka dhasha Shaqo la’aanta. Dr Bulxan waxa uu sheegay in Somaliland iyo Soomaaliduba ay mushkiladaha shaqo la’aanta kaga baxsadaan shaqo qarsoon oo shaxaad la yidhaa, isla markaana aanay jirin shaqo ka adag shaxaadka. Waxaanu yidhi “Laakiin midbaynu kaga baxsanaa, marka la yidhaa shaqo la’aan 60% ama 75%  Somaliland ama Soomaaliba, halbaynu ka tagnaa waa shaqo qarsoon oo shaqo ah, shaxaad baa la yidhaa, shaxaadku waa shaqo, shaqo ka adagina ma jirto.

Sunday, June 16, 2013

Somaliland: So far from Somalia..

The plane that the air force of Siad Barre used to bomb the city during the civil war —  mounted on a monument. Photo/Fred Oluoch
- Somaliland, on the Gulf of Aden in the Red Sea, is a major contrast to troubled Somalia, its southern neighbour. The people are fiercely protective of their sovereignty even though the international community has not recognised the country as an independent state. Since its breakaway from Somalia following the fall of Siad Barre’s government in 1991, Somaliland with a population of 3.5 million, has created working institutions such as the judiciary, the police, a functioning civil service. The country has maintained peace and has held five successive multiparty elections.
Somaliland’s links with the better-known Somalia are through language and religion, but the culture is different. Somalilanders are trying to balance maintaining their unique identity with borrowing a few things from their southern brothers. For example, while all vehicles are right hand drives, they still drive on the right side of the road like in the south — unusual anywhere in the world. Countries that drive on the left typically have right-hand drive cars, and vice versa.

Somaliland: Facing-Off With The United Nations


- He did certainly listen and learned that Somaliland is not Somalia and in his words he was told by the elected representatives of the Somaliland people and by the Somaliland civil society: “They don’t think one size of UN will fit all”. It seems to me that Mr. Kay didn’t at first get that message correctly, but that same point was repeated and clearly elaborated to him by the President of the Republic of Somaliland, who told him ingenuously that Somaliland is not Somalia and a UNSOM office is neither necessary nor welcome in Somaliland soil – a very bold statement that a Somalia leader doesn’t have the courage to make in million years, even when the Lower Juba, a whole region of his country is fully and illegally occupied and is in the process of being annexed by Kenya. But so-called Somalia leaders are mirthfully quick to claim Somaliland territory.

Saturday, June 15, 2013

Shaqo La’ida Iyo Dhibta Ka Timaada! Iyo Sababta Soomaalidu Uga Badbaadeen


- Dr. Xuseen Cabdilaahi Muxumed (Bulxan) oo ka mid ah aqoonyahanada Somaliland ayaa si qoto dheer uga hadlay shaqo la’aanta iyo xidhiidhka ka dhexeeya dhibaatyooyinka ku yimaada cilmi nafsiga ama waalida, kaas oo tilmaamay hadii Maskaxda iyo Jidhkuba aan lagu shaqayn oo meel lala fadhiyo in ay dib iskugu noqonayso oo ay badanaa haleeesho mushkilado dhibaato ku ah Cilmi Nafsiga.

 “Inta aynaan shaqo la’aan ka hadlin shaqo Maxay tahay (What is Employment?), inta badan marka shaqo laga hadlaayo waxa laga fikiraa uun maxaa midho la soo saarayaa, Maxaanu cunaa weeyi, lakaiin way ka badan tahay shaqadu midhahaa la soo saarayo, waxa ku jira waxyaabo farabadan oo soo baxa marka aanay shaqo jirin. Dabcan marka uu qofku shaqeeyo uu midho saar yeesho oo midho soo baxaan, dee taasi waa muhiim oo waa la wada ogyahay, qofka uun maahee Caruurtiisii, Xaaskiisii, wixii uu ku xidhnaayoo dhan, kalgacaylbay muujinaysaa, iyo xidhiidh uu dadka la leeyahay, qofka shaqsiyadiisa iyo qiimihiisu wuxuu soo baxayaa dhaqdhaqaaqaa iyo xarakaadkaa uu samaynayo. 

Friday, June 14, 2013

J.Somaliland Oo Diiday Inay UN-tu Xafiis Dalka Ka Furato *Dhegta-maal

Nicholas Kay
- Jamhuuriyadda Somaliland ayaa sheegtay in xafiiska siyaasadda UNSOM aanu ka shaqeyn karin Somaliland. Madaxda Somalilad ayaa sheegay in xafiiskan mandate-kiisu yahay taageerista Somalia, J. Somaliland ay tahay "Dal" ka madax bannaan Somalia. Go'aankan ayaa lagaga dhawaaqay kulan Khamiistii shalay Hargaysa ku dhexmaray wakiilka gaarka ah ee XGQM, Nicholas Kay iyo xukuumada J. Somaliland  ee Md. Axmed Siilaanyo. Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland Dr. Maxamed C/laah Cumar ayaa sheegay in xafiiska siyaasada ee UNSOM uu yahay mid loogu adeegayo Somalia, sidaasi darteedna J. Somaliland aan wax dan ahi ugu jirin. Wasiirku waxa uu intaa ku daray in Somaliland ay diyaar u tahay in ay UN-ka kala shaqeyso mashaariicda bini'aadanimo iyo dhinacyada horumarinta ah, waxayna ka codsadeen UN-ka inuu kordhiyo mashaariicdaasi.

*Dhegta-maal;

Thursday, June 13, 2013

Somaliland Oo Dalka Ka Mamnuucday Wakiilka UN-ta Iyo Waliba...


- Jamhuuriyada Somaliland ayaa ku gacan saydhay inay wax wada shaqayn ah la yeelato Xafiiska Siyaasada ee Qaramada Midoobay ee UMSOM, ka dib kulan arintaasi ay kaga wada hadleen madaxweynaha Somaliland Axmed maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Ergayga Qaramada Midoobay ee Somaliya Nicholas Kay. Kulankan oo Caawa ka dhacay Qasriga madaxtooyada Somaliland, dhex marayna Madaxweynaha oo ay weheliyaan xubno ka mid ah golihisa Wasiiradda iyo Ergayga UN- ka oo ay la socdaan Saraakiil ka tirsan Xafiiskiisa, ayaa intii uu socday Warbaahintu dibada ka joogtay , hase ahaatee markii uu dhamaaday waxa Warbaahinta uga waramay wasiirka arrimaha dibada Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar. Wasiirka arrimaha dibada Somaliland waxa uu si toos ah u sheegay inay Ergayga u cadeeyeen inaan Xukuumadda Somaliland wax wada shaqayn ah la yeelaynayn xafiiska siyaasaddda Q.M, ee Somaliya, balse ay kala sii shaqaynayso Mashaariicda Horumarinta. 

Somaliland: My Work is Not Done


- In December 2012, I had the honor of voluntarily traveling to the Edna Adan University Hospital Somaliland for two weeks to learn, understand, educate and care for women who had been subjected to Female Genital Mutilation (FGM). Additionally, my desire was to also use my skills as a nurse in any way that I could.
Prior to my trip to Somaliland, and even after my return to the U.S., my colleagues and friends would ask me why I chose to go there. My answer was that while I was doing research about FGM for my doctorate, I came across the hospital's website. After reading the website in detail, and viewing all of the online video clips about Edna that I could find, I felt the pull at my heart to go there and help. I was so intrigued by Edna, her passion for the people of Somaliland and her desire to eradicate FGM, that I knew I had to meet her.

Why Somalilanders are Wary of Political Arrangement with Somalia


'If Somaliland is to make a political arrangement with Mogadishu, she will be swallowed by the deep black hole in the south: the problems that afflict Somalia will move into the country, development activities will cease...'' Adan H Iman

- Despite pressure from the UN and some western countries, the elected leadership of Somaliland articulated a nuanced approach towards Somalia based on the fact that the two countries have two different political identities but share the same language, religion and culture- no negotiation on issues involving any political arrangement between the two countries but a desire to strengthen bilateral trade and cooperation on other areas of mutual interest such as fighting piracy and terrorism.

Tuesday, June 11, 2013

Somaliland's 2012 Local Election: '''Swerves on the road

Woman campaigning ahead of local elections in November 2012
- In November 2012 Somaliland took another step along its democratic journey by holding district and council elections again. This path is rarely straight-forward as the report by the International Election Observer (IEO) mission, released today, highlights. The report launch, taking place at University College London, is accompanied by a panel discussion and photo exhibition by Kate Stanworth who accompanied the IEOs.
At the invitation of Somaliland’s National Electoral Commission Progressio and the Development Planning Unit of University College London led a team of 50 International Election Observers (IEO), following previous observer missions in 2002, 2005 and 2010.

Press Release: Final Report On Somaliland’s 2012 Local Elections


- International election observation mission to Somaliland’s local council elections, assembled by Progressio, University College London and Somaliland Focus (UK), launches final report highlighting the “swerves on the road” as Somaliland continues to drive its developing democracy forward 
Six months on, the public release of the mission report notes that once again, Somalilanders displayed their dedication to the unique democratic spirit they have crafted from their challenging history. In particular, there was real progress in inclusion of youth and women: the election of 10 female candidates represents a huge step forward. Yet concerns expressed immediately following polling day—especially over observers’ reports of widespread attempts at multiple and underage voting—remain real.
                                        Current press releases

Somaliland broadband project wins innovation award



- A collaboration between Bluwan, Somcable and Globecomm Systems that has resulted in the deployment of next-generation broadband access to thousands of people in Somaliland, has been recognised at a global telecommunications award ceremony. 
Somaliland-based communications solutions provider Somcable selected Bluwan and its partner Globecomm Systems to provide one million subscribers with high-speed broadband access by 2015. Launched in November 2012, the venture between the three company won the 'Wireless Network Infrastructure Innovation' category at the Global Telecoms Business Innovation Awards.

Eton College of Somaliland: (Sheikh Secondary School -1950s) -Read this


- It's been the making of many leaders; the revival of Somaliland's most prestigious and successful boarding school offers a unique place for east Africa's brightest students. But urgent investment is needed to ensure the future of the British Empire's 'farewell gift'

In 1957, in his school, Ali Mahdi was asked to envision and write about Somaliland in the year 1999. A gifted Mahdi imagined: "Big railway junctions materialising from nothing, and multitudinous railway lines from all parts of the country focusing on the national Port, Berbera. The exploitation of the mineral wealth, at last achieved, and great industrial cities growing up around the newly-built factories, and the small village of Las Anod, becoming the Birmingham of the East. Hargeisa, still being the Capital, increasing in size and challenging the older cities of the world in a splendour, glory and renown."

Sunday, June 9, 2013

Ahmed Ismail: The Visionless Professor, Uma Qalmo Soo Dhoweynta La Siiyey.


- Dadka kuwa ugu aqoonta,  cilmiga iyo garaadka badan ayaan ku jiraa hadana imin kuun baan wax ogaaday, mid laga yeelayo Professorka ma aha, ee waa in uu laba mid  soo galaa...1) Waan badheedhayey oo waan ugu talo galay in  xasuuqii, burkii iyo balaayadii dhacday ee ku habsatay ummadda reer Somaliland aanan ka hadal oo  ka damqan....2) Garaad iyo aqoon li'  ayaa halkaa I dhigay, oo tacliintii iyo aqoontii aan sheeganjireyna waa khasaare oo waa waxba kama jiraan.

 Kalmadda VISION ayaa halheys uu ku celceliyo u noqotay Pr. Ahmed Ismail Samatar kolka uu sharxayo sifaha hogaamiyaha wanaagsan. Sidaa daraadeed waxan maanta laga bilaabo anigu u hibeynayaa Professor magaca ah Pr. Vision/less. Sobobta aan magacaa ugu doortayna  hoos ayaan ku sharaxayaa.

Conflict Resolution the Islamic Way: Somalia and Somaliland


''The Lessons from the Treaty of Hudaybiyyah''

- Those who are well versed in the biography (Seerah) of Prophet Muhammad, peace and the blessings of Allah be upon him, would agree that the Treaty of Hudaybiyyah was an important event that occurred at a pivotal time in the history of Islam.
It is reported in both Sahih Muslim and Sahih Bukhari that Prophet Muhammad (SAW) and his companions marched from Medina towards Mecca to perform Umrah after the Prophet dreamt that he entered Mecca and did tawaf around the Ka’bah. The Prophet and his companions had left Medina in a state of ihram, a premeditated spiritual and physical state which restricted their freedom of action and prohibited fighting.

W/arimaha Dibada J.Somaliland Oo Ka Hadlay Colaada Kismaayo, Wada-hadaladii J.Somaliland & Somalia Iy Arimo kale...


- Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa ka hadlay Colaada dhiiga badan ku daatay ee ka socota magaalada Kismaayo, waxaanu sheegay inuu ka xunyahay oo uu ugu baaqayo dhinacyadu inay dagaalka joojiyaan oo arrimaha la isku hayo lagu dhameeyo wada hadal. Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa sidoo kale ka hadlay Wada-hadalada Somaliland iyo Somalia uga furmaya mar kale dalka Turkiga, kuwaas oo uu sheegay in labada geesood ee Somaliland iyo Somalia ay wadaan arrimo ku saabsan wadahadaladaasi Turkiga. 

Wasiirka Arriamaha Dibada Somaliland, Maxamed Cabdilaahi Cumar waxa uu sidaasi ku sheegay Waraysi uu siiyey Idaacadaha Muqdisho ee Radio Sky iyo Shabeele, kaas oo sidoo kale ka gaabsaday inuu ka hadlo xiliga Socdaalka Proffesor Axmed Ismaaciil Samatar oo mudo Somaliland diid ahaa uu dalka ku yimid. Ugu Horayna Dr Maxamed oo ka hadlaya Colaada Kismaayo waxa uu yidhi;

Somalia Doesnt Need AMISOM But The Rep. Of Somaliland

Saturday, June 8, 2013

Bicameral Parliament in Somaliland

Somaliland-parliament
'The Guurti’s traditional – and invaluable – role in mediation and conciliation, may well be needed again in the future of Somaliland and the wider......'' Hannah

- Somaliland announced secession from Somalia in 1991. The Somali National Movement (SNM) – an armed insurgency group which had helped to overthrow the Siyad Barre regime and assumed leadership of the country – promised that power would be transferred to a civilian government within two years. The SNM fulfilled its promise and at the 1993 Borama Conference of Elders, Mohamed Egal was chosen as the country’s first president. Also at Borama, it was decided that the parliament in Somaliland would be made up of two chambers: the House of Elders and the House of Representatives.

Thursday, June 6, 2013

Somaliland Is A Real Country And Its People Are.....


- At the back corner of the top floor of a little office building in London’s East End, around the corner from the Tesco down Mile End Road from the Whitechapel subway stop, sits the one-room Somaliland Mission in the UK. Yes, Somaliland, not Somalia (as the pamphlets in the office make painfully clear). In 1991, right after the ouster of the Cold War-era military dictator of Somalia, Mohamed Siad Barre, and just before the descent of the country into 22-and-counting years of chaos and violence, the northern stretch of the nation softly declared its independence as the Republic of Somaliland.
No countries have officially recognized the independence of Somaliland, however, and few provide it much support. In fact many countries, America included, officially back the Transitional Federal Government of Somalia, a party that periodically denies the independence of Somaliland.

Prof. Samatar: Somaliland’s Arch foe in Hargaysa But, How?


- Prof.  Samatar has been waging crusade war and political sabotage against Somaliland in one-third of his lifetime and has been taking advantage of Somaliland political vulnerability. He has inbuilt hatred against Somaliland, thus;  he spent 14 hours a day minimum to sabotage the hard-sought cause of about 3.5 million people talking to his graduate students and global audience about that Somaliland is  simply a fantasy of one deluded tribe— who unsuccessfully tried to impose others of their nonsense on the tip of SNM’s gunpoint.  In fact, he did great damage to Somaliland during which impossible to reverse. He cannot, so he does not deserve a welcome. People should turn their backs to him and that is best option.  His conversion from his cult to Somaliland is yet uncertain.

Muj. Axmed Mire Oo Ka Waramaya Sooyaalkii SNM

Somaliland has surprised the world – By Mohamed Ali Muse

Mohamed Ali
''Somaliland is now close in securing its rightful place in the world. The trust among people has never been absolute before. Today’s Somaliland is different from any other country...'' Mohamed.

I visited Somaliland in the summer of 2011 after I was away for many years.  I have been a staunch supporter of the re-birth of Somaliland Republic even before it was born again.  I also criticized a lot before I saw everything with my eyes. I lived in Mogadisho during past governments and wondered why Somalilanders had moved from their homeland and did business with people who considered them as aliens. Some of my friends witnessed my arguments in those days and reminded me recently. My argument has come to light after the mass exodus of refugees arrived in Somaliland. It was witnessed that those who lived lavishly in Mogadisho could not find shelter in Somaliland.

Wednesday, June 5, 2013

Aljazeera ''Q&A: Somaliland President Ahmed Mahamoud Silanyo.


- Somaliland, a self-declared republic inside Somalia, celebrated 22 years of "independence" last month. Somalia has recently again called for unity, but Somaliland's leader says his region is doing better than other parts of Somalia. Sitting on the Gulf of Aden, Somaliland is officially regarded as an autonomous region of Somalia. The two were, however, separate until 1960. During a civil war in the 1980s, 40,000 people from Somaliland were killed, and nearly half a million fled.

Somaliland, which is more tribally homogeneous than the rest of Somalia, has been striving for international recognition since it broke away in 1991. Al Jazeera's Nazanine Moshiri spoke with Ahmed Mahamoud Silanyo, Somaliland's president, about the challenges the area faces.

Tuesday, June 4, 2013

VOA-Idaajaa iyo Qabyaaladeynta Suugaanta


Soddon sano kolkii dowladnimo calanka loo saaray
Sedbursi saar-qabiil suntiis baa laysku wada seegay
Dhowr saf noqotay Soomaalidii waayo saafiga ahayde
Saf waa cararay oo qaxooti bey sacabka doogtaane
Safna gaajo saxariir leh iyo silic ku nool weeye
Safna waa saqiirada  tacliin socota loo diiday
Safna waa federal sillon oo Soomaali kala geeyey
Safna waa Soomaali-diid, sohdintiyo maabka
Safna waa diyaasbaro saldano si xun ku doonaaya
Safna waa safarley sugid-amini seero ka ciyaaray
Safna waa NGO saxal iyo sun wada sino iyo Aidhis
Safna waa sinjidhaan shisheeyaha sir u tebinaaya
Safna waa sixirow suuradihii Rabbi si xun u macneeyey
Safna waa saqajaan bulshada si xun u laynaaya
Safna rasaasaa seedaha jartoo socod ka naafoobe

Somalilander delegation visits Henley (UK)


- DELEGATES from Borama in Somaliland have visited Henley to celebrate the places being linked. The visitors were greeted at the town hall by Deputy Mayor Martin Akehurst and members of the Henley Boroma Friendship Association, which was established 31 years ago. 

They discussed the role of women in Somaliland society and the work of charity Samasons Relief, which helped revive the link after it was almost broken by communication problems. Councillor Akehurst said: “The ties have been up and down over the years but it’s something that we should promote in Henley because these people need our help with some of the basic stuff we take for granted. Hopefully, this meeting has strengthened those ties and we can make people in Henley more aware of Borama and find areas where we can help them.” 

IOM Helps Stranded Ethiopians Return Home from Somaliland


- IOM has helped 42 Ethiopian migrants stranded in Hargeisa, Somaliland, to voluntarily return home. Many of the group, who sought shelter at IOM's Migration Response Centre in Hargeisa, were sick or had suffered abuse at the hands of smugglers and traffickers.
The operation, which began yesterday, was closely coordinated with the Government of Ethiopia, which dispatched two immigration officials to Hargeisa to screen the migrants and issue travel documents. It was also coordinated with key actors in the Somaliland government, including the Ministry of Resettlement, Rehabilitation and Reintegration, and the Ministry of Interior.

M/waynaha Soomaaliya Oo Waraaq Ku Saabsan Somaliland U Diray Mr Ban Ki Moon (UN)!


- Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la sheegay inuu Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki Moon uu waraaq ku saabsan in dawladaha ay uga furan yihiin xafiisyada diblamaasiyadeed magalooyinka Hargeysa iyo Garoowe in aanay dawlada Fadaraalka ogolaansho ka haysan oo xafiis yadaasi yihiin kuwo aan sharcigii diblamasiyadeed ee dawladiisa aan soo marin. 

Xafiiska madaxwaynha Somalia ayaa la tilmaamay inuu intaa ku daray in xogayaha guud ee Qaramada Midoobay uu ka dalbanayo in Jimciyada Quruumaha ka dhaxaysa lafteedu ay joojiso waxii hada ka danbeeya in qaabkii diblamaasiyadeed ee hore loola macaamili jiray Somaliland wax laga bedelo oo la joojiyo in shirarka iyo siminaarada Qaramada Midoobay ay ku qabato dawladaha debada ka ah Somalia ee markaas ay Somaliland ku safri jirtay Baasaaboorkeeda hadda wixii ka dambeeya Qaramada Midoobay ay joojiso kana shaqayso in dawladaha ku jirana lagu war geliyo arintaas in haatan Somalia  dawladi ka dhalatay oo loo hogaansamo qaraarkii Qaramada Midoobay ay ku cadaysay qaabka ay Somalia ku wajihi doonto  oo loo hogaansamo awaamiirta dawlada dhexe ka soo baxda in la raaco.

Somaliland: 3rd of June in Remembrance of Victims of 1988 Massacre.


- We all know that unspeakable crimes against humanity were committed in Somaliland starting from the year 1984 -1988 those  crimes were committed under Barre’s 21-year regime, by which  government forces tortured, summarily executed, raped, and even launched aerial bombing raids on civilian populations all across Somaliland.

On this day 3rd of June (1988) one of the worst massacres took place in Somaliland after the mass arrest  of a large number of the civilian population who  were detained for no reason and were later summarily executed by forces loyal to Siyad Barre forces without even been given the chance to prove their innocence in a court of law hence designating the day to honor the victims of that massacre day.

Monday, June 3, 2013

Somalia: Sworn in to Tyrannize Somalilander

Mass graves in Hargeisa caused by Somalian war criminals

- More than 50,000 Somaliland civilians were murdered in cold blood by the brutal Somalia dominated army in less than a week. That was in 1988, when Siad Barre army opened the floodgates of hell in Somaliland and used all kinds of military arsenal that was ever made to destroy humanity with the exception of chemical, biological and nuclear weapons, which he did not possess.

I am sure he would not have had a second thought to use unconventional weapons of mass destruction against Somaliland civilians, but fortunately the Soviets and after that the USA, who were the main weapons suppliers to Siad Barre did only generously furnish him with conventional weapons. And not to forget, there were also some Arab countries that paid Siad Barre to buy bombers and hire South African pilots to bombard Somaliland cities, towns and villages to ashes.

Saturday, June 1, 2013

Republic of Somaliland seeks stronger ties with Kenya


KENYA: The Republic of Somaliland is turning to creating strong economic and trade ties with its neighbouring and friendly neighbour as it heightens its quest for recognition.

With an impending application at the African Union (AU) for recognition of sovereignty, the semi-autonomous country has embarked on a charm offensive with its neighbours and other international allies to woo investors to the Horn of Africa country. In this way, the country’s Foreign Affairs Minister Mohamed Abdullahi Omar says the country’s visibility in the region as an economic and political powerhouse can be noticed.

Somaliland:The ignored state in the horn of Africa


''It is obvious that almost all African nations know nothing about the existing ground reality in Somaliland, the self proclaimed state in the horn of Africa''. Ahmed Ibrahim Farah (Doodi)
- Now it is about 22 years of self-governing in that region after regaining their lost independence in 1960. As a short history, Somaliland gained its independence from England 26 June in 1960. But unfortunately, Somaliland blindly decided to unite with the southern part of Somalia colonized by Italy, July 1 in the same year (1960). It was that few days in which Somaliland threw its sovereignty into the hands of south Somali people without any reasonable conditions, except liking to establish what was known as “the great Somali” the dead dream, because now Djibouti is an independent state where Somali Ethiopians and Kenyans are enjoying their rights as Ethiopians and Kenyans in their homeland, and that should be respected without question.

Kenya: Dr Mohamad Abdilahi Omar 's Speech at the Soric Investment Conference.


- Excellencies, distinguished guests and ladies & Gentlemen, it is a great pleasure to deliver an opening speech at this regional investment promotion conference on behalf of the government of Somaliland. First of all, I would like to thank Hanvard Africa for organising this conference, and the Kenyan Chamber of Commerce for supporting it.
The Somaliland people have witnessed a great deal of progress over the last 20 years of self-governance. Peace has been restored through our own efforts, democratic systems have been established and have continued to evolve after five successful elections at the presidential, parliamentary and local government levels; and professionalised security forces protect the population from terrorism, and organised crime. Now that the foundations have been put in place, it is time to build on these achievements by using foreign direct investment and local capacities to promote economic growth and job creation.