.....(Hal-ku-dhigyo Dhaxal-gal Noqday) = ..... President, C/raxmaan A. Cali: ''Jamhuuriyadda Somaliland dib ayay ula soo Noqotay Qaran-nimadeedii sidaa awgeed, waa dal xor ah oo gooni u taagan maanta (18/05/1991) laga bilaabo''...>>>>> President, Maxamad I.Cigaal:''Jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland'' Waa mid waafaqsan xeerasha u-degsan Caalamka! Sidaa darteed, waa Qaran xaq u leh in Aduunku aqoonsado''...>>>>> President, Daahir R. Kaahin: ''Jamhuuriyadda Somaliland waa dal diimuqraadi ah oo caalamka ka sugaya Ictiraafkiisa''...>>>>> President, Axmed M. Siilaanyo: ''Jamhuuriyadda Somaliland, Boqol sano haday ku qaadanayso helista Ictiraafkeedu way Sugaysaa! Mar dambena la midoobi mayso Somalia-Italia''.....[***** Ha Jirto J.Somaliland Oo Ha Joogto Waligeed *****].....

Friday, April 12, 2013

Mudane Cabdi-casiis Maxamed Diiriye: ''Gen. Maxamad Cali Samatar Waa Loo Hiiliyay Ee Anagana Noo Hiiliya *Dhegta-maal

 
- Mudane Cabdi-Casiis Maxamed Diiriye waxa uu ka mid yahay dhibanayaal dhawr ah oo Mareykanka ku dacwadeeyay Gen Maxamed Cali Samatar ''Raiisul Wasaarihii hore ee Soomalaiya'' isla markaana ahaa Wasiirkii hore ee gashaandhiga dawladii Gen Maxamed Siyaas Bare. Taasi oo aanu dafirin ee uu Gen. Cali Samatar ka hor qirtay Maxkamadda denbiyadii loo heystay. Ka dib waxa ay maxkamadii ku riday xukun magdhaw ah oo gaadhaya 21 million oo dollar.
 
Hadaba haatan waxa arintii soo fara-galisay dawlada Soomaaliya oo u hiilisay Gen. Cali Samatar iyaga oo ka dalbaday dalka USA inay cafiyaan Cali Samatar. Sidaa darteed,  waxa aanu Anaguna u baahanahay taageero aanu ka helno Dawlada Somaliland iyo dadkayagaba.
 
Waraysign oo dhan hoosta guji. Qaybta 1aad

No comments: