.....(Hal-ku-dhigyo Dhaxal-gal Noqday) = ..... President, C/raxmaan A. Cali: ''Jamhuuriyadda Somaliland dib ayay ula soo Noqotay Qaran-nimadeedii sidaa awgeed, waa dal xor ah oo gooni u taagan maanta (18/05/1991) laga bilaabo''...>>>>> President, Maxamad I.Cigaal:''Jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland'' Waa mid waafaqsan xeerasha u-degsan Caalamka! Sidaa darteed, waa Qaran xaq u leh in Aduunku aqoonsado''...>>>>> President, Daahir R. Kaahin: ''Jamhuuriyadda Somaliland waa dal diimuqraadi ah oo caalamka ka sugaya Ictiraafkiisa''...>>>>> President, Axmed M. Siilaanyo: ''Jamhuuriyadda Somaliland, Boqol sano haday ku qaadanayso helista Ictiraafkeedu way Sugaysaa! Mar dambena la midoobi mayso Somalia-Italia''.....[***** Ha Jirto J.Somaliland Oo Ha Joogto Waligeed *****].....

Monday, January 28, 2013

Somaliland Oo Ka Jawaabtay Digniinta Britain (UK)- *Dhegta-maal

 
- Somaliland ayaa si adag u diiday ugana jawaabtay war ay dawlada Ingiriisku dhawaan faafisay oo ku saabsanaa amaanka dadka reer Galbeedka ah ee jooga Somaliland.  Wasiirka arimaha dibada JSL oo xalay shir-jaraa'id qabtay ayaa sheegay Inaanay dawlada Somaliland la qabin xukuumada Britian cabsida amni ee ay muujinayso

Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Jamh. Somaliland Dr. Maxamed C/laahi Cumar Ayaa carabka ku adkeeyay in  amaanka Somaliland uu sugan yahay oo aaney jirin wax walaac ah oo ay xukuumadiisu ka qabto khatar dhinaca amaanka ah oo ka timaada Somaliland. Dhanka kale wasiirku waxa uu ka hadlay madax ka socota dawlada USA. Warbixinta hoosta ka dhagayso;
 
*Dhegta-maal

No comments: