.....(Hal-ku-dhigyo Dhaxal-gal Noqday) = ..... President, C/raxmaan A. Cali: ''Jamhuuriyadda Somaliland dib ayay ula soo Noqotay Qaran-nimadeedii sidaa awgeed, waa dal xor ah oo gooni u taagan maanta (18/05/1991) laga bilaabo''...>>>>> President, Maxamad I.Cigaal:''Jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland'' Waa mid waafaqsan xeerasha u-degsan Caalamka! Sidaa darteed, waa Qaran xaq u leh in Aduunku aqoonsado''...>>>>> President, Daahir R. Kaahin: ''Jamhuuriyadda Somaliland waa dal diimuqraadi ah oo caalamka ka sugaya Ictiraafkiisa''...>>>>> President, Axmed M. Siilaanyo: ''Jamhuuriyadda Somaliland, Boqol sano haday ku qaadanayso helista Ictiraafkeedu way Sugaysaa! Mar dambena la midoobi mayso Somalia-Italia''.....[***** Ha Jirto J.Somaliland Oo Ha Joogto Waligeed *****].....

Friday, January 25, 2013

Ictiraafka USA-Somalia Maxay Ka Bedeli Kartaa Qorashihii Hore Ee La Odhan Jiray '' Dual track policy''......*Dhegta-maal

 
VOASOMALI: - Barnaamijka magaciisa la yidhaa; ''Faaqidaadda Toddobaadka'' oo ah barnaamij ay idaacadda maraykanku leeyahay ee VoaSomali, ku-soo marti-qaado dad kala duwan oo ay ka mid yihiin aqoon-yahano, waxgarad iyo Siyaasiyiin ka soo kala jeeda degaamada afka-soomaaliga lagaga hadlaa, barnaamijkaasoo lagu falanqeeyo kolba dhacdooyinka waawayn ee ka dhaca dhulalka Soomaalidu kala degto.
 
Hadaba maanta waxa ay idaacadu ku soo qaadatay barnaamijkeeda, waxa uu Ictiraafka Maraykanku siiyay maamulka Somaliya uu ka badali karo, qorshahii hore ee Maraykanku uu kula dhaqmi jiray Somalia iyo Somaliland ee la odhan jiray;'' Dual track policy''. Dr. Axmed Xuseen Ciise ayaa Somaliland u hadlaya!
 
*Dhegta-maal

No comments: