.....(Hal-ku-dhigyo Dhaxal-gal Noqday) = ..... President, C/raxmaan A. Cali: ''Jamhuuriyadda Somaliland dib ayay ula soo Noqotay Qaran-nimadeedii sidaa awgeed, waa dal xor ah oo gooni u taagan maanta (18/05/1991) laga bilaabo''...>>>>> President, Maxamad I.Cigaal:''Jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland'' Waa mid waafaqsan xeerasha u-degsan Caalamka! Sidaa darteed, waa Qaran xaq u leh in Aduunku aqoonsado''...>>>>> President, Daahir R. Kaahin: ''Jamhuuriyadda Somaliland waa dal diimuqraadi ah oo caalamka ka sugaya Ictiraafkiisa''...>>>>> President, Axmed M. Siilaanyo: ''Jamhuuriyadda Somaliland, Boqol sano haday ku qaadanayso helista Ictiraafkeedu way Sugaysaa! Mar dambena la midoobi mayso Somalia-Italia''.....[***** Ha Jirto J.Somaliland Oo Ha Joogto Waligeed *****].....

Sunday, September 16, 2012

Somalia-Italia Hadii Ay Rabto Nabad Waa In Beesha Daarood Kursiga Laga Ilaaliyaa!‏


''Dhul ama Gobol ay Beeshasi maamulkeeda u badan tahayba hadaad ku aragto wax aan colaad, qabyaalad, dagaal, boob, iwm ahayn , gadhka Shuuro iga mari''! C/Nuur

- Waa Naari beeshaasi, Taa kale-na Waa Hawaa-i, Tan-na Waa Maa-i; erayadan oo ku jira kuwa saldhig u ah aqoonta la yidhaa cilmi-falaga, ayaa ka mid ahaa sheeko uu beri anaga oo caruur ah oo meel gole ah fadh-fadhina nin oday ahaa ''AHUN'' oo arimahaa wax ka-yaqaanay uu noo galay. Ninkaa odayaga ahi baabkaa uu noo laqimay oo badhax la'i waxa uu odhanayay sidan; ''In beesha Isaaq ay tahay Naari! ta Hawiyena tahay Maa'i, halka ta Daarood-na uu ku sheegay Hawaa'i''.

Markii uu ninkii odayga ahaa dhameeyay sheekadii sida aad adba qiyaasi karto waxa aanu ku boobnay waydiimo badan oo dhan kastaba u jeeda! Oo ay ugu horeeyaan bal hada inuu noo bildhaamiyo waxan u sheegayo! Waxa uu runtii aad iskugu dayay inuu anaga oo sabi yaryar ah oo aan garasho ahaan la-mustawe ahayn heerkiisa, uu sida ugu fudud nooga dhaadhiciyo arintaa, waxana uu nagu yidhi isaga oo beel kasta iyo buruudkeega sharxaya sidan;

b- Beesha Isaaq oo uu buruudkeedu yahay Naari, Waxa sharaxaadeedu ay noqonaysaa in beeshu ay bili ahaan tahay mid kulul, oo meesha ay joogtaa ay qajeel noqoto meel abaari ka dhacdo, noloshuna ay adag tahay! Habase-yeeshee marka run loo hadlo ayuu yidhi; beeshu waa mid cidhib ahaan aad u wanaagsan oo hadii la mud-to oo hooskeeda la galo oo talo iyada la saarto aan la-jabayn! Isaga oo sii wada waxa uu yidhi, kuma xuma oo aad ayaa loogu amaansaday xil-kasnimada, deeqsinimada, talo-wadaaga, maganta, cibaadada, daacadnimad iwm. Marka ay Burji iyo burhaan ay noqotona cid ka sidataa ma jirto, ismase oga oo awoodeeda waa laga qariyay! ayuu yidhi.

t- Beesha Hawiye, oo uu buruudkeedu yahay Maa-i, waxa uu yidhi ninkii odayga ahaa, waa beel biligeedu aad iyo aad u qabaw yahay, oo Naafe-dhalad bash-bash-leh ah lagu sifayn karo ! Waa beel raadkeeda had iyo jeer roob qariyo oo rafaad iyo rucdi u la', Habase-yeeshee iimo-heedu waxa ay yihiin ayuu hadlka ku daray ninkii odayga ahaa, in aan talo u qabsoomin oo aan laba wax ku heshiin! Waa laga nabad galaa oo dhib dadka uma leh, hase yeeshee horor ku cunaya Yur kaa odhan mayso! Dhanka kale-se ma cidhib xuma oo hadii la taraxo oo cid kale oo burji kale sidata lagu daro waa ay tamarin kartaa ayuu yidhi odaygii.

j-Beesha Daarood, oo buruudkeedu yahay Hawaa-i, waxa uu ku sifeeyay in beesha bilgeedu uu kolba yahay sida loo dhigo! Waxa uu yidhi odaygii, hadii aad qof ka mid ah tahay beesha Daarood biligaagu dee waa kaagii oo waa kuu Ok, Belaayose waxa ay dhacaysaa marka cid kale ku soo biirto, kolkaasaa la xero-ba'ayaa! Waa Hawaa'i oo buruudkeeda lama saadaalin karin, bilgeeda lagumo hodmo, ooday galaan-na caydh iyo colaadi waa hubaal inay mashaqaynayso.

Hadaba, marka aad sheekadaa dusha ku qoran iyo sida haatan gayiga dadka Soomaalidu degan tahay kala yahay isku yara eeg-eegto, maanay wax halkaa kaaga biniinaxayn, Bal Somaliland eeg oo maanay is-qaadan oo aan talo iyo taagba inta la isku geeyay la dhaabadayn nabad iyo wada-noolaansho lagu badhaadho, (eeg b-beesha Isaaq)

Dhanka kale bal Somalia-italia eeg! Oo Xamar iyo nawaaxigeeda dhugo, oo ah, halka Burjigeedu yahay Maa'i-ga (eeg T-Beesha Hawiye), bal u fiirso oo maanay laba ka mid ahi ku heshiin la'ayn aan wax wada qabsano! Maan goor kasta dad kale faraha kula jirin?! Maanay arintu qabsoomi la'ayn ilaa cid aan iyaga ahayn ay badhaxdo! Yaab!

Ugu Dambayntii, taariikhda madaw ee dul hoganaysa waxii la isku odhan jiray Somalia, ee maanta halka ay joogto dhigay waxa sabab u ah oo aan la dafiri karin waa, awoodii dawladeed ee mudoda badan ku jirtay gacanta beesha Burjigeedu Hawaa'iga yahay (Daarood)! Xaqiiq waxa ah in hadii Beel kale maamuli lahayd Somalia, aanay maanta sida Soomaaliya noqotay iyo si u dhaw-toona aanay noqoteen ee horumar iyo barwaaqo lagu naaloon lahaa!.

Tusaale kale oo la xidhiidha isla arinta burjiga hawaa'iga ah ama beesha leh, bal yara mildho; Oo hada bal meesha lagu magacaabo Punt-land daawo iyo sida loogu baaba'ay ee budhcad-badeed, qaxooti doonyo raaca oo bada lagu guro, dagaal, afduub, dhac iwm ay goor kasta uga socdaan! bal noloshan xasili la' ee aan xumaan mooyee samaanba aqoon ee degaankaa yar ka hana-qaaday eeg. Ku darso oo bal Kililka 5-aad eeg, iyo sida aanay ugaba qabsoomayn talo-wadaag, xaq-dhawr, xurmo iyo is-tixgalini. Bal eeg Liyuu Boolis, ONLF iyo wax la mid ah oo dadkii shacabka ahaa godka biyo ugu shubay. Waxa u dambeeyay xasuuqii Xarshin haatan ka dhacay ee ay Liyuu Police-ka Kililka 5-aad dadka shacabka ah ku gumaadeen! Yaab..........

Waar marka xaajo hadaba sidaa dusha ku qoran tahay, maanay ahayn wax lagu cimro qaato arimahanii oo maanay cadayn in Beelahu kala burji iyo bili wanaagsan yihiin. Isku soo duuboo maan la odhan karin; Awooda Dawladnimo iyo Beesha Daarood kala dhawra! 'Gabo-gabo, Dhul ama Gobol ay Beeshaasi Daarood maamulkooda u badan tahayba hadaad ku aragto wax aan colaad, qabyaalad, dagaal, boob, iwm ahayn , gadhka Shuuro iga mari''!

W/q; C/nuur Xaaji

No comments: