.....(Hal-ku-dhigyo Dhaxal-gal Noqday) = ..... President, C/raxmaan A. Cali: ''Jamhuuriyadda Somaliland dib ayay ula soo Noqotay Qaran-nimadeedii sidaa awgeed, waa dal xor ah oo gooni u taagan maanta (18/05/1991) laga bilaabo''...>>>>> President, Maxamad I.Cigaal:''Jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland'' Waa mid waafaqsan xeerasha u-degsan Caalamka! Sidaa darteed, waa Qaran xaq u leh in Aduunku aqoonsado''...>>>>> President, Daahir R. Kaahin: ''Jamhuuriyadda Somaliland waa dal diimuqraadi ah oo caalamka ka sugaya Ictiraafkiisa''...>>>>> President, Axmed M. Siilaanyo: ''Jamhuuriyadda Somaliland, Boqol sano haday ku qaadanayso helista Ictiraafkeedu way Sugaysaa! Mar dambena la midoobi mayso Somalia-Italia''.....[***** Ha Jirto J.Somaliland Oo Ha Joogto Waligeed *****].....

Sunday, January 29, 2012

BBC-World Service: Special programs LIVE FROM Somaliland..*Dhegta-maal*


 BBC-World SERVICE - Idaacada dalka Ingiriiska laga leeyahay ayaa barnaamijyo badan oo aad u kala gedisan oo dhawr cisho soconaya,  oo ka mid ah kuwa loogu jecel yahay barnaamijada laga sii daayo idaacada wayn ee BBC-da, oo dhagaystayaasha idaacada BBC-da ee caalamka joogaa aad u xiiseeyaan maqaladooda, oo waliba ay rayigoodana ka dhiibtaan, ayaa si 'live  ah waxa loogu qabtay, dalka jamhuuriyada diimuqraadiga ah ee Somaliland gudahiisa sida, jaamacada ku taal magaalada Hargaysa ee ''University of Hargeisa''. Halkaas oo koox wariyayaal ruug cadaa ahi ay barnaamijo dhinacyo badan oo nolosha ka jirta Somaliland taabanaysa ay ku gorfaynayaan kana diyaariyeen.

** Dhegta maal**

http://www.bbc.co.uk/iplayer/console/p00n0f2h
-- Part 2;
http://www.bbc.co.uk/programmes/p00n1j3t 
-- Part 3;
http://www.bbc.co.uk/iplayer/episode/p00n0f2k/World_Have_Your_Say_WHYS_30_Live_from_Somaliland/

No comments: