.....(Hal-ku-dhigyo Dhaxal-gal Noqday) = ..... President, C/raxmaan A. Cali: ''Jamhuuriyadda Somaliland dib ayay ula soo Noqotay Qaran-nimadeedii sidaa awgeed, waa dal xor ah oo gooni u taagan maanta (18/05/1991) laga bilaabo''...>>>>> President, Maxamad I.Cigaal:''Jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland'' Waa mid waafaqsan xeerasha u-degsan Caalamka! Sidaa darteed, waa Qaran xaq u leh in Aduunku aqoonsado''...>>>>> President, Daahir R. Kaahin: ''Jamhuuriyadda Somaliland waa dal diimuqraadi ah oo caalamka ka sugaya Ictiraafkiisa''...>>>>> President, Axmed M. Siilaanyo: ''Jamhuuriyadda Somaliland, Boqol sano haday ku qaadanayso helista Ictiraafkeedu way Sugaysaa! Mar dambena la midoobi mayso Somalia-Italia''.....[***** Ha Jirto J.Somaliland Oo Ha Joogto Waligeed *****].....

Wednesday, September 28, 2011

Wafdigii Reer Somaliland Oo Cunto Badan U Qaybiyay Xeryaha Qaxootiga Ee Kiiniya. Iyo Sheekh Shariif Oo La Halday Somaliland.* Dhegta maal*


Nairobi: Deeqdii reer Somaliland ururiyeen ee loo qaaday dadka Soomaalida ah ee ku tabaaloobay kuna barakacay abaaraha ba' an ee ku habsaday Soomaaliya, ee u qaxay dalka Kiiniya gaar ahaan xerada qaxootiga ee magaceed la yidhaa ''IFO-2'', oo maanta loo qaybiyay Gargaarkii dadka Somaliland u direen. Waa qaybtii labaad ee mucaawanadii reer Somaliland dhawaan u gudbiyeen dadka reer Soomaaliya. Iyada oo qaybtii hore ee macaawanadaasi Xamar la geeyay. Laba wafdi oo kala duwan ayaa kala qaaday deeqahaasi balaadhan oo gaadhaysa in ka badan $ 700.000 (todoba boqol oo kun oo doolar). Isla deeqdaasi ayaa waxa ka hadlay Sheekh Shariif, isaga oo sheegay inaanay Soomaalidu kala maarmayn ee ay midnimadu ma huraan tahay!

* Dhegta maal*

Xigasho: Somalivoa

No comments: