.....(Hal-ku-dhigyo Dhaxal-gal Noqday) = ..... President, C/raxmaan A. Cali: ''Jamhuuriyadda Somaliland dib ayay ula soo Noqotay Qaran-nimadeedii sidaa awgeed, waa dal xor ah oo gooni u taagan maanta (18/05/1991) laga bilaabo''...>>>>> President, Maxamad I.Cigaal:''Jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland'' Waa mid waafaqsan xeerasha u-degsan Caalamka! Sidaa darteed, waa Qaran xaq u leh in Aduunku aqoonsado''...>>>>> President, Daahir R. Kaahin: ''Jamhuuriyadda Somaliland waa dal diimuqraadi ah oo caalamka ka sugaya Ictiraafkiisa''...>>>>> President, Axmed M. Siilaanyo: ''Jamhuuriyadda Somaliland, Boqol sano haday ku qaadanayso helista Ictiraafkeedu way Sugaysaa! Mar dambena la midoobi mayso Somalia-Italia''.....[***** Ha Jirto J.Somaliland Oo Ha Joogto Waligeed *****].....

Monday, June 27, 2011

26, Juun 1960-kii iyo Maxamad Xaaji Ibraahim Cigaal '' Dhegta maal*

Maalmo yar uun ka hor ku dhawaaqistii madaxbanaanida Somaliland oo ku beegnayd 26/6/1960 kii, ayaa marxuum Maxamad Xaaji Ibraahim Cigaal oo ahaa ra'iisal wasaarihii u horeeyay ee ay Somaliland yeelato, laga warastay idaacada BBC-da laanteeda afka Soomaaliga, oo wax laga waydiiyay booqasho shaqo oo uu ku joogaymarxuumku  xiligaa dalka Ingiriiska, waxa uu waraysigaasi kaga hadlayay maxuum Cigaal arimo badan oo ay ka mid yihiin, qaadashada xornimada Somaliland, isku darsigii labada gobol ee Koonfur iyo Waqooyi iyo, sida hada ay u bilaabantay hawl aad u adag oo in loo wada guntadaa ay waajib tahay.

*Dhegta Maal*

Xigasho bbc

No comments: